Xanuunka dhiigga naagaha dumar kasta uma imaado dumarka keliya ayuu u imaanayaa, naagaha qaarkooda marka dhiigga u soo socdo aad bay uga xanuunsadaan moxogga iyo xundhurta, sidaa wogeed waxaad arkaysaa gabdho badan inay ka baqayaan dhiigga xaylka, sidoo kale naago waxaa jira marka dhiigga xaydka ku dhaco aad u kacsada kacsi aan la joogi karin siil cuncun iyo kulayl ayay ka dareemayaan siilka, waxaad ogaataa inaad ku dadaasho xulbada iyo cuntada vitamiinka leh si aad uga fogaagto xanuunada dhiigga caadada, waxaa jira naago marka uu dhiigga caadada ku dhaco dareenkooda waa haadaa, wax kacsi ah ma dareemayaan.
marka xaaska ay caado leedahay ninka dhalin yarka ah waxaa la rabaa inuusan ku degdegin marka uu istiin la samaynayo, waayo hadduu kacsiga kaa tambadiyo oo xaaskaaguna ay tahay naagaha marka dhiiga caadada ku dhacdo kacsi daran dareemo inaad ku dhacdo oo galmo dhamaystiran samayso. iska jir ka fogow.