Quruxda gabdhaha Somalida muwaladka


Maxaa laga wadaa ereyga muwalad?
runtii kalmada muwalad waa af carabi waxaa loola jeedaa qof ka dhashay labo qof kala jinsi ah, soomaalida waxay ku tilmaamaan dadka carabta yaman ka soo jeedo iyo dadka soomaaliyeed, carabta magaalada Cadan degto oo soomaali iyo yaman iska dhal ah ayaa muwalad loo yaqaanaa, marka aan eegno luqada soomaalida, dadka kale inakstoo luuqad ahaan ay soo gali karaan, laakin ereyga wuxuu ku caan baxay dadka reer yemen iyo soomaali is dhexgalay, sida la ogyahay jinsiga soomaali hadduu dad kale dhexgalo isagaa laga xoog badinayaa, tusaale naag soomaali haddii ay guursato nin cadaan ah ama carab ah, ilmaheeda waxay raacayaan qofka kale, sidoo kale nin soomaali haddii uu guursado ilamaha waxay raacayaan naagta, madow iyo cadaan waxay tahayba, muwaladka guud ahaan waa qofka ka yimid hooyo iyo aabbe kala duwan jinsi ahaan.




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post