Dadka soomaaliya joogo qaar waxaa la sheegaa inay ka soo jeedaan koonfurta hindi, taas oo ka muuqato qaabka ay yihiin, waxay leeyihiin timo dhaadheer oo madooban, naagaha hindi ayaa sidaas ah jirkooda oo dhan waa timo, haween soomaali ayaa jira oo sidaas ah, hinida badankooda ma cadda guud ahaan waa maariin, sidooo kale soomaalina waa maariin, hindida dumarkooda ma naasa waaweyna soomaalidana waa sidaas, qaabiilka abgaalka badankooda aad bay u tima jilcan yihiin waxay degan yihiin badda ku aaddan koonfurta hindi, sidoo kale abgaalka lo' bay dhaqdaan hindidana waa sidaas, ereyga "arey" abgaalka hadalqabsi ayuu u yahay hindidana erey u dhow ayay adeegsadaan oo ah "aree" , marka soomaali iyo hindi waxaa ka dhexeeya waxyaalo badan xagga asalka oo u baahan in la sii baaro.