Sawirada teleefanada aad bay u soo bateen camerada booska
way ka saareen, maanta marka aad gasho internetka waxaad arkaysaa dad
badan soo gelinaya sawiradooda, gabdho wiilal naago dumar waxaad rabto
dheh, dad yurub ku nool iyo dadka afrika ku nool ayaad arkaysaa iyagoo
ku tartamaya, naagaha kenya joogo ayaa la sheegaa inay iyaga soo
geliyaan sawiradooda yaabka badan, markii hore qofka dhib ayay ku ahayd
inuu sawirka isla markii soo galiyo, waayo wuxuu u baahanaan jiray inuu
sawir galo markaas kaddib soo cadeeyo, footada ka soo qaado, kaddib
scaner soo galiyo markaas flash memory ku soo shubo ama CD kaddib
internetka soo galiyo eeg sida uu ugu dhibtoonayo hal sawir, laakin
hadda sheekada waxaa weeye ii soo qabo moobailka iyadoo sariirta saaran
ayay soo dirtaa gabadha, wiilkana wuxuu ku sigtaa inuu soo diro
sawirkiisa asoo musqusha ku jiro, aduunka waa halaabay tolow