Haweenka somali waxaa ka mid ah waxyaalaha ay ku fiican
yihiin waa xijaabka, xitaa naagaha carabta way kaga fiican yihiin
dhankaas, haweenkii hore ee soomaliyeed ma asturnaan jirin waxay xiran
jireen dirac qaawan uu ka muuqdo naaska, xilligii Siyaad Barre ii wixii
ka sii horreeyay, markii dagaalada ay dhaceen way isbashay sheekada,
dumarka oo dhan waxay wada qaateen, xijaab wax yar maooyee, diraca
meesha yuu ka baxay, wuxuu ku haray naagaha reer jabuuti iyo haweenka
hargeysa iyo goballada waqooyi, koonfurta soomaali oo dhan waxaa u badan
dhar asturaad ah, xitaa naagaha dibadda ku nool way wada asturan yihiin
siiba dadka gadaal ka galay, inkastoo qaarkooda labada ay isku wadaan,
caadi marka ay yihiin jalaabiib ayay xirtaan marka xaflad aroos ay
aadayaanna waxay qaataan dirac khafiif timahana way furaan
hablo somali u dhashay waa qurux
ReplyDelete