Qababka ay dadka u cayilaan body building


Jirka dadka waxaa ku soo kordha baruur ama dufin taas oo ka dhalata cuntada la cunayo siiba cuntada dufinka leh sida baruurtaas waa midda cayilka jirka u keento dadba si bay u cayilaan, sawirkan wuxuu kuu sheegayaa qaabka ay dadka u cayilaan meelaha ay baruurta jirkooda ka qaadato, si fiican u eeg dadkan sawirka ka muuqda.
raga iyo haweenka meelaha ay buurta ka dehto jirkooda way kala duwan yihiin, sidoo kale marka ay baruurta degto moxog ama caloosha way ka duwan tahay marka ay degto hoose ama kore, sidoo kale dabada ama barida baruurta degto waa nooc kale.
Qababka ay dadka u cayilaan body building
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post