Su'aalo muhimah halkan jawaabtooda ka ogow

wax baro
Waa tuma haweeneyda mu'miniinta hooyadooda ah oo soonka iyo salaadda badan ?
Xafso bint cumar (Alle raalli haka noqdee)

Waa maxay salaadda ugu horraysa lagu farad yeelay Rasuulka -naxaris iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee-?

waa salaadda duhur

Waa ayo kuwa ugu horreeyay dadka ballanta rasuulka -naxaris iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- ay la galeen buriyay oo yaduuda qabaa'ishooda ka mid ah?

waa yahuuda banii qaynuqaac
Waa kuma saxaabiga geeridiisa carshiga raxmaanka  la gariiray
waa sacad bin mucaath (Alle raalli haka noqdee)

waa maxay suuradda xarafka miimka ku jirin?
waa suuradda alkowthar
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post