Xogta burburka somaalida dalka iyo dibadda

Kala qaad dalka iyo dibada , dibada waa meel dalka aan ahayn, somalida marka dagaalka dhacay ayay wada yaaceen waxayy wada galeen dalal kale oo waxay ka raadsadeen nabadgelyo ay ka waayeen dalkooda, waannu wada ognahay marka la waayo nabad galyo waxaa imaanya burbur abaar gaajo dandarro, jorrooyin cudur kala duwan kaduudow daacuun waxaas oo dhan waxay ka dhashaan musiibadan dadka ay gacantooda ku keensadaan, tusaale ahaan qashinka waskha jirrooyin xun ayay keenayaan, somali  gaalada waxay ku aasaan qashinka hubka ka soo haro, marka somali sidaas ayaaa lala rabaa iyagana waxay ku mashquulsan yihiin reer hebel qabyaalad oo sidan u gashay gadaal gaysay dadka facooda ka reebtay.


gabar xeebta joogtastock baarting


jaakada somalidashumanka nag


hagaaga naagta maantasheekada hadda neesha


naagaha somalida maanta

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post