Shaahi cambaro iyo xildhibaanada amin arts muxuu ka sameeyay

Xildhibaanada soomaaliyeed baarlamaanka waxay usoo galeen shaqo iyo lacag raadis, badankooda waa dad jaahil ah oo aan aqoon laahayn qaar waxaa ku jira waxba aan garanaynin taas waxay ka mid tahay waxyaalaha burburiyay dalka oo dowlad la'aanta dhigay waayo dowlad madaxdeeda aan aqoon lahayn waxay la mid tahay habar cajuuso indha la'aan ah.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post