Gabdhaha soomaaliyeed runtii aad bay u qurxoon yihiin, laguma tilmaami karo hal qabiil inay wada qurxoon yihiin, qaabiil kasta waxaa ku jira gabdho qurxoon, qabiilada qaarna waxaa ku badan quruxda, qabiilna waa ku yar yihiin dadka quruxda leh, qabiilka ay quruxda ku badan tahay waa hawaadlaha iyo baadi cadaha iyo gaaljacelka, hablahooda way cadcad yihiin.