Odeyaasha isku karti ma aha oday waxaa jira ka awood badan nin labaatan jir ah, eeg dhaliyarada maanta waxay ka cabanayaan biyabax degdeg ah iyo geed jileec ah, isagoo aan gaarin soddon sano ayuu leeyahay aniga dhibkaas ayaan dareemayaa, marka haddii odayga uu awood u leeyahay oo uu gabadha qancin karo u daaya xaaskiisa, waxaan idin sheegayaa jacaylka waa qanaaco, waxaa laga yaabaa gabadha inay ka heshay odayga oo ka dareemayso naxariis iyo karti, runta marka la sheego dhalinyarada maanta badankooda mas'uuliyad ma laha, teeda kale gabadha yar ninka awood badan ayay u kenaysaa, dhareerkeeda waa daawo oo uu ka helayo nafaqo yaab leh.
![]() |
nin weyn gabar yar lagu darayo |