Homewarar Murugta iyo farxada siday kala yihiin Monday, January 13, 2014 0 Runtii murugta wax ay baddalayso lama arko, haddii aad murugto wixii aad u murugtay heli maysid, laakin dhoolcayska wuxuu kaa baddalaa dhibka aad ku sugan tahay, waligaaga waxaa lagaa rabaa inaad farxad muujiso Tags: warar Facebook Twitter