Ereyga maryoley marka la sheego waxaa laga wadaa dadka
soomaaliyeed guud ahaan, taasna waxaa loogu bixiyay soomaalidii hore
waxay ku labisan jireen labo maro cad, waxaa kaloo la dhihi jiray laba
goodle, naagahana waxay xiran jireen hal maro oo layku duuduubayo,
laakin marka ay soomaalida maagaalada soo gaaleen labiskooda waa
isbaddalay