Hablaheena yurub ku nool immisay u qaybsamaan

Way ilaaliyeen mala dhihi karaa hablaha soomaaliyeed hidaha dalkooda, haween badan yurub ku nool ilaa iyo hadda waxay shitaan uunsi soor bay ragooda u kariyaan sidoo kale cambuulo canjeero, qaar waxay xirtaan dharka aliindiga oo soomaali lagu xiran jiray, qurbaha dadna dhaqanka ayuu ka badalay gabdho badan ayaa la helayaa sida gaalada u labista jeenis qaata oo naasahooda banaanka soo dhiga, waxaad moodaa markaad aragto naag itoobiyaan ah oo gaal ah, qaawanaanta naagta kuma nuurayso naagta waxay ku nuuraysaa xijaabka.
marka adiga aad tagto yurub meelaha qaarkooda waad la yaabaysaa gabdho soomaali oo afrikaan la socda qaar baa waxay ku dhahayaan aniga nin soomaali maba i qancin karo, gabdhaha yurub lagu dhalay mala gudo naagta aan la gudin waa lawada ogyahay kintir dheer ayay yeelataa siiba naagaha soomaalida aan la gudin.


dira jaalle naag

dher soomaaliyeeddharka aliindiga


gabar indho weyn lehnaag gaari wado

galmada dabada naagaha gabar somali sheeko jecel

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post