Sawirka dhabta ee Xaawo Cismaan - Xaawo Taako

 

Xaawo Cismaan - Xaawo Taako

Xaawo Cismaan - Xaawo Taako - waxay ku dhalatay Jigjiga 1925kii. Xaawo waxay ku dhimatay Muqdisho 1948kii iyada oo ka qayb galaysa kacdoon dhan ka ahaa gumaysigii Talyaaniga. Markii dambe waxay noqotay astaanta midowga Soomaalida. Xigasho: Somali Archive
Sawirka dhabta ee Xaawo Cismaan - Xaawo Taako

Sawirka dhabta ee Xaawo Cismaan - Xaawo Taako

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post