Naagaha cuntada jecel wasmada maka helaan halkan ka akhriso

 Naagaha cuntada jecel wasmada ma laga yaabaa inay ka helaan, dad badan ayaa su'aashan Google ka raadiaya, waxaana u badan dhalinyarada hadda soo kacday, marka su'aashan jawaabteeda waa easy.

Guud ahaan waxaad ogaataa dumarka inaysan cunto badan cunin caadi ahaan, waxay ku kaaftoomaan wax yar raga oo kale ma aha.

Naagaha cuntada jecel wasmada maka helaan halkan ka akhriso

Marka naagtii cunto badan cuni karto waa naag dareen badan leh, waliba waxaa la ogaaday naagaha aadka cuntada u jecel oo cunto badan qaato inaysan wasmo ka dhergin.

Taas waxaad ku ogaan kartaa naagaha cuntada jecel mar kaste waxay raadiyaan raaxo iyo macaan, waayo cuntada marka ay jirka gasho waxay ka qaadanaysaa vitamin badan gabadha, iyo nafaqo badan marka taas waxay keenaysaa inay dareen badan yeelato.

Waagii hore haweenka soomaaliyeed waxay ahaayeen kuwo aan cunto cunin waliba waxay sugi jireen cuntada raga soo reebo, guud ahaan dadka soomaalida ma aha reer cunto.

Laakin marka dibada la yimid dadka soomaaliyeed cuntada nafaqada leh ayay la qabsadeen.

Gaar ahaan haweenka ku nool Yurub iyo America aad bay uga helaan cuntada sida kaluunka iyo hilibka iyo caanaha, marka taas waxay keentay dhaqanka dumarka inuu is baddalo.

Haddii aad aragto naag aad u cunto jecel waa naag shahwo badan leh oo jecel wasmada.

Dumarka noocaas waxay u badan yihiin naago dhuuni ah oo lacag ka dooranayo wax walba.

Waxaa la sheegaa sheeko yaab badan nin baa naag makhaayad ku casuumay waxaa la sheegay inay cuntay in ka badan 7 muufo.

Marka naagtaas oo kale ka tilaabsatay 7 muufo iyo hilib iyo cabitaan iyo qudaar maxaad u malaynaysaa?

Halkan ka akhriso cuntada nafaqada leh inay kacsi keento

Qooqa iyo cuntada way isku xiran yihiin dumarka kacsiga badan waa kuwa ugu cunto jecel, inkastoo la heli karo hablo ku dhashay kacsiga xataa iyagoo aan cunin cunto nafaqo leh.

Marka xiriir ayaa ka dhexeeya kacsiga iyo cuntada.

Teeda kale qofka cuntada qaadanayo waa qof caafimaad qaba qofka caafimaadka qabana wuu dareen badan yahay, waayo awooda kacsiga waxay ku xiran tahay caafimaadka jirka.

Halkaan ka akhriso dumarka caatada iyo kuwa buurbuuran.

Naagaha cuntada jecel shardi ma aha inay ahaadaan naago cayilan waxay noqon karaan hablo caato ah, gabar waxaa jirto lafalafo ah hadana nus kiilo baasto cuni karo.

Taas oo kale kacsi ayay la qambabtay.

 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post