Iran iyo Carab iyo loolanka Khaliijka

 

Iran iyo Carab iyo loolanka Khaliijka

Carabta iyo Furus taariikh ahaan waa dad deris ah, laakin waxaa ka dhexeeya loollan adag waliba marka ay timid dowladda sacuudiga oo qaadatay fikradda wahaabiyada sidoo kale dowladda iran oo qaadatay firkadda shiicada.

Marka laba qolo waxay isku haystaan arrimo la xiriira loollanka hogaaminta khaliijka.

Dowlada Iran waxay gacanta ku dhigtay dhowr dal carbeed oo ay ka mid yihiin Ciraaq iyo Lubnaan iyo Suuriya iyo Yaman.

Dowladda Sacuudigana ilaa iyo hadda tabar bay u la'dahay dowladda Iran.

Hadda maalmahan heshiis ayay galeen labada dal.

Iran iyo Carab iyo loolanka Khaliijka


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post