Gabadha beesha shiikhaal ugu quruxda badan

 Gabadhan waxaa la sheegay in loo doortay boqoradda quruxda waa gabar shiiqaal ah waxaa lagu magacaabaa Xaawo.

Gabadha beesha shiikhaal ugu quruxda badan

Xaawo "Waxaan ahay Gabadha Shiikhaal ugu Quruxda badan Styl-ka & labiska Gabar Shiikhaal ah oo igu Gaarto Ma jirto"
 
Tolow quruxda maxay noqon kartaa.
Sida la og yahay quruxda raga way ku kala aragti duwan yihiin.
Qaar naagaha buuran oo naasaha waaweyn qurux ayay u arkaan qaarna dumarka dhuuban oo naasaha yar yar inay qurux badan yihiin ayay u arkaan.
Marka gabadhan siday sheeganayso inay tahay gabadha ugu qurux badan beesha shiikhaal waa arrin runtii dad badan la yaabeen.
Sawirada waxay qabsadeen baraha bulshada. 








All reactions:
1.6K


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post