Nin ogaandees ah oo beeralley ah wuxuu dhalay 102 caruur wuxuuna ka dhalay 12 naagood
Ilmihiisa waxay dhaleen 568 caruur.
Waxaa la sheegay inuu go'aansaday dhalmada inuu iska joojiyo maxaayeelay nolosha ayaa qaali noqotay.
Sawirada ninka iyo ilmaha uu dhalay halkaan ka daawo