Carabta iyo naagaha qaaqaawan iyo koobka aduunka ee Qatar

 Carabta hadda joogto aad bay isu badaleen in naag cadaan laysku sawiro waxay u arkaan wax weyn.
Ninkan khaliijiga ah wuxuu isku sawiray naag u dhalatay Corwatia oo lagu tilmaamo inay ku guulaysatay waa hore boqorada quruxda dunida taas waxay u maleeyeen in laysku sawiro qiimo in lagu helayo.
Dad badan ayaa sheekadan la yaabay oo is yiri ninkan tolow muxuu ka rabaa naagtan.
Waxaa kaloo caan ay ku yihiin xarabta khaliijka naago iyo lacag ku dheel waxaa la sheegaa marka ay yurub ama wadamada gaalada lugta dhigaan isla markii badankooda waxay raadinayaan naago qaaqaawan ama hablo dhilo ah waayo marka ay joogaan khaliijka dhaqanka iyo caadada dalalkooda ayay ka baqaan laakin maray taagaan meelaha kale waxay lasoo baxaan shartooda.


Ninkan oo naagtan naasaha qaawan isku sawiray wuxuu caaynayaa nin marookaan ah oo hooyadiisa la qoob cayaarey markii ay cayaarta ku guulaysteen kooxda marookaanka.

Habada daanyeer dabadiisa ma fiiriyo wuxuu fiiriyaa dabada dadka kale.


Haduu caqli yar lahaan lahaa wuu qarsan lahaa khaladkiisa ee banaan cad masoo dhigi lahayn

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post