Cuntada qofka dhaqsi ugu cayilo siiba dumarka

 

Cuntada qofka dhaqsi ugu cayilo siiba dumarka


Cuntada lagu caiyo waa cuntooyinka dufinta leh sida hilibka iyo caanaha.

Qofka hilibka in badan cunayo wuu cayilaa.

Waxaa kaloo lagu cailaa burka iyo rootiga iyo muufada iyo baastada iyo bariiska.

Qofka cuntooyinkaas cuno caloosha ayuu ka cayilaa waliba naagaha ayaa ugu nugul

Cuntada lagu naaxo oo jirka buurisa waa cuntooyinkaas aan soo sheegnay

Laakin waxaa ugu muhimsan nasashada iyo huradada iyo daal la'aanta

Qofka marka uu aad u nasto wuu naaxaa

Waxaa kaloo lagu xayilaa macmacaanka sida xalwada oo kale waayo sokorta cayil ayay keenaysaa.





 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post