Gabdhaha soomaalida gymka cayaaro maxay ka faa'idaan


 Naago badan ayaa aada meelaha jirka lagu dhiso waxay inta badan ka tahay beblaay ayaa gashay geym adigana ku dayo ee gal.

Inta ay qaadato taleefankeeda Iphone ayay meesha isku sawiraysaa waliba waxay rabtaa inay soo dhigto baraha bulshada.

Dumarka qaar waxay u galaan inay futada weynaystaan, waayo biraha qaar waxay dhisaan jirka siiba marka foorar ku qaadayso biraha culeyska ah, naasahana way u adkaanayaan.

Hablaha soomaaliyeed waagii hore ma aysan aadi jirin geym waxay arki jireen inuu yahay wax fool xun.



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post