Erayo naxariis badan oo dumarka raaxo iyo kalsooni ku abuura


Hadalada macaan waxaa lagu tiriyaa inay yihiin waxyaalaha dumarka aad usoo jiito, gabadha markaan maqasho ereyo macaan badan oo jacayl ku dhisan jirka ayaa jiriiraco, raaxo qalbi ayay dareentaa, marka sidaa awgeed ninka waxaa laga rabaa inuu ku dheereeyo hadalka macaan iyo ereyada wanaagsan uu u adeegsanayo naagta xiliga uu la hadlayo.

Hadalka gabdhaha soo jiito

Hadalka amaanta ay ku jirto oo qabooban oo aan kulkululayn ayay aad uga helaan siiba marka laga hadlo fiicnaanta gabadha iyo amaanta iyo quruxda iyo labiska iyo dharka.

Naaga aad bay ugu nugul yihiin amaanta iyo hadalada quruxda badan waliba marka gabay lagu amaano, gabayada amaanta dumarka maskaxda ayay ka qabsadaan hablaha.

Hadalada naxariista badan waxaa la ogaaday haweenka inay dareensiiyaan kalsooni iyo raaxo xadka ka baxsan, sidoo kale wuxuu u kala baxaa hadalka labo nooc nooc guud ahaan hablaha toos loogu amaano sida qofka inuu ku dhaho gabadha adiga qof qurux badan ayaad tahay adiga waa jirtaa naag macaan baa tahay wax kaa fiican ma arkin gabar soo jiidasho leh ayaad tahay, qurux baa Ilaahay ku siiyay gabadha ugu qurux badan baa tahay markay hadaladaas naxariista badan maqasho gabadha jirkeeda ayaa dhaqaado ninka aad bay uga helaysaa waayo qalbiga wuxuu aad ugu  dhegaa qofka hadalka wanaagsan ku dhaho oo naxariista u u muujiyo.

Hadalka kale waa mid xiliga raaxada ama xiliga wasmada ay ku socoto ama xiliga istiinka, naagaha markaas haddii la amano oo hadal macaan lagu yiraahdo kacsigooda aad buu u kordhaa, waxaa isku xiran dareenka kacsiga iyo hadalka macaan, gabadha marka la istiiminayo haddii hadal macaan lagu dhaho kacsi xoog badan ayay dareemaysaa, waxay u baahanaysaa wasmo waali ah, jirkeeda oo dhan aad buu u shaqaynayaa, naasaha aad bay u taagmaan ibta naaska ayaa taaganto marka naagta hadal jirkeeda ku saabsan lagula hadlo, marka dareenka kacsiga iyo amaanta jirka xiriir weyn ayaa ka dhexeeyo, hablaha qaar marka la shukaansanayo waxay dareemaan kacsi siiba ninka marka uu hadal macaan ku dhaho, xataa hadii uu taleefan kula hadlayo ama online qaar kastuumada ayay dhacaan ka buuxiyaan qooq iyo raaxo awgood waayo hadalka ayaa ka keenaya qoyaanka kacsiga.

Waliba dumarka garoobada ayaa ugu daran dhanka qoyaanka siilka, waayo naagta garoobta nin ayay soo aragtay wasmada way soo dhadhamisay, naag wasmo dhadhamisay iyo naag wasmada sheeko kaliya ay ka tahay isku dareen ma noqon karaan, naagta guska soo aragtay ayaa ka daran, naag aan wali gus arkin, kama wado sawirka guska ee waxaan ka wadaa guska laftiiosa inuu iyada siilka u galay.

Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta


Saan soo sheegay, gabadha marka sariirta ay saaran tahay, amaan badan ayay u baahan tahay, waliba amaantaas waxaa la rabaa inay jirka khuseyso, naasaha futada barida iyo siilka iyo caloosha iyo timaha shuunka iyo afka iyo bushimaha dhamaan waad inaad maantaa, teeda kale ma aha hadalada amaanta inay ku koobnaadaan amanta jirka waxaa la rabaa hadalo wasmo inay la socdaan inaad ku dhahdo markaad wasayso abaayo macaan gus ma rabtaa guska inuu kuu gaaray ma kuulul yahay ma raaxo baa guska, gus weyn miyaad rabtaa siilkaaga wuu kulul yahay siil qurux badan ayaad leeddahay, naaso waaweyn ayaad haysaa gacaliso macaaneey, iyadan waa la rabaa ninka inay ku kiciso hadal raaxo leh inay isaga amaanto oo ku dhahdo marka was mada ku socoto aboowe i was si fiican ii was, guska iga gali siilka aboowe macaan gus adag baan rabaa foorar igu was macaanow ninka marka uu maqlo shaakada wasmada wuu sii qooqaa guskiisa bil oo kale ayuu noqonayaa raga guska waaweyn markay maqlaan sheekada noocaas ah way sii kacsadaan.

Erayada naagaha ay neceb yihiin

Naagaha ma jecla in lagula hadlo hadalo yasitaan leh ama hadalo dhaleeco iyo liiditaan ay ku jiraan, naagta marka ninka uu liido nacayb ayay ka qaadaysaa hadalkaas uu kula hadlayo ma jecla dumarka hadal liidnaan ama naag kale inaad ku ag amaanto, hadal liiditaanka naagta kacsiga ayuu ka damiyaa hadalka aan naxarista lahayn naagta maskaxda ayuu ka dilaa, waliba marka ay ka maqasho ninka ay rabto ama ninka ay ku kalsoon tahay.

Dumarka qaar ninka hadduu kula hadlao hadalada liidnaanta maskxada ayay ka dhawacayaan hurdada ayaa ka tagayso habeenkaas xataa ma hurdi karto.

Qofka raba inuu naagta soo jiito waxaa laga rabaa inuu amaan ka badiyo iyo hadal dhimrin iyo naxariis waxto, hadalka naxriista wato waa faraha qalbiga haweenka. 

Riyada haweenka iyo hadalka macaan

Hablaha marka ay helaan hadalada aan soo sheegnay waxay ku riyoodaan riyooyin raaxo leh iyo macaan, marka naagta ay riyo fiican aragto waxay dareemaysaa inay wax fiican heshay niyadjabka ayaa ka tagayo, rriyada xun siday u tahay wax niyadda ka jabiyo dumarka riyada wanaagsan iyadana waxay ka mid tahay waxyaalaha hawenka niyada u dhiso, marka hadalka fiican kaalin weyn ayuu ka cayaaraa qalibiga dumarka inuu dhayo, saan sheegnay riyada fiican iyo qalbiga degan xiriir balaaran ayaa ka dhexeeyo, qofka habeenkii markuu seexanayo haddii uu ku sheekaysto waxyaalo naftiisu jeceshay wuxuu ku riyoodaa inta badan riyo soo jiidasho leh, laakin haddii loogu sheekeeyo waxyaalo cabsi iyo dagaal iyo aflagaado taas qalbigiisa ayay kusoo noqonaysaa wuxuu dareemayaa dhib iyo rafaad iyo murugo.

Dumarka xaasidka ah iyo hadalka qalbiga dhaawacaya

Naagaha qaar waa xaasid markay soo booqdaan gabar ama naag la qabo waxay ku hadlaan hadalo qalbiga ka dhaawacayo, waayo taas waxaa keenaya xasadka qalbiga ugu jiro, hadalkaas oo xasadka ka dhashay dhaawac weyn ayuu u geeystaa gabadha, marka naagta waxaa laga rabaa inay iska ilaaliso hablaha xaasidka ah oo niyadda ka dilaya, oo qalbiga nacayb kaga jiro, waayo naagahaas ayaa guriga ka dumin karo ama maskaxda ka hallayn karo, qaar kaftan ayay ka dhigayaan marka duri rabaan saaxiibtooda, sheekada qosol iyo kaftan ayay ka dhigayaan laakin dhab ahaantii waa toorrey ay wadnaha ka galinayaan. 

Sidee dumarka loo soo jiitaa

Hadalka wa furaha lagu furo qalbiga hablaha ama gabdhaha, haddii ninka uu rabo naag inuu qabsado hadal macaan waa inuu u adeegsadaa, aladaadka waaweyn oo ay ku dhacaan raga xaaska ah dumarkooda hadal macaan kuma dhahaan, naagtii hadal macaan waxay ka raadinaysaa nin kalo iyadoo la qabo, naagaha laqabo taleefan ayay kula hadlaan raga kale iyagoo raadinaya hadal macan, khiyaano ayaa meesha ka dhalanayo waayo naagta ninkaas ayay ka helaysaa wixii ay rabtay oo ahaa hadal fiican ninkeediina ay ka waysay, marka waxaa la rabaa in layska ilaaliyo arrintaas, naagtaada haddii aysan kaa helin hadal wanagsan nin kale ayay ka raadinaysaa ninkaasna wuxuu galinayaa bad kale gogoldhaaf ayaa imaanayo, ninkaas wuu damcaa naagtaas waxaa keena dumarka la qabo inay rag kale la tuntaan waa taas.



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post