Astaamaha raga guska yar halkan ka ogow

 Dumarka kacsiga badan google waxay ka raadiyaan raga guska yar ama raga guska weyn waxa lagu garto, sida raga qaarba ay wax uga raadiyaan google ama webyada kale wax laga baaro.


Hadaba raga guska yar waxaad ku ogaan kartaa dhowr calaamo in kastoo calaamooyinka lagu garto yaraanta guska aysan ahayn kuwa 100% ah laakin inta badan way soo baxaan.

Caalamada ugu horrayso ninka guska yar waa codka yar oo dumarka u eg ninka codkiisa yar yahay inta badan xiniiyo yaryar ayuu leeyayahy waxaa ku yar jirkiisa hormoonada raga sidaa awgeed xaniinyaha xiriir ayay la leeyihiin guska.

astaanta labaad waa raga buuran oo cayilka badan leh butac ah sida dumarka oo kale oo caloosha weyn iyagana gus yar ayay leeyihiin waliba dadka yaraantooda ku soo baxo cayilka.

astaanta sedexaad dadka faraha gaagaabn leh iyaga gaaban qofka gaaban oo yar farihiisa guskiisa waa yar yahay inta badan xiriir ayaa ka dhexeeyo faraha yar yar iyo dhererka guska marka astaamahan ayaa ugu muhiimsan raga guska yar.

unastoo qofkii leh marmar uu noqon karo qof gus weyn leh.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post