Afrika idaha laga helo waa kan ugu weyn caalamka

 



 Afrika waa qaarad barwaaqo badan leh, yurubta iyo cadaanka waxay ku nool yihiin barwaaqada afrika, waxay u dhiibteen siyaasiyiin dabaalo ah oo lacag la siiyo si loo qaato hantida taalla afrika.

Hantidaas lama soo koobi karo tusaale yar waxaa kuu ah xoolaha idahan maanta aad mooddo dibi weyn ayaa laga helaa afrika.

waxaad ogaanaysaa gumeysiga waxa keenay afrika.




 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post