Naag reer jabuuti oo sheekh caan ah guur ka rabto daawo

 

Haweeney Muslimad Jabuutiyaan ah Oo Guur U So bandhigatay Sh.Husein Ali Jabuti Oo Ka Mid ah Masha`ikhda Ugu Waa Weyn،جماعة تبليغ" `Jamacada Tabliiqa` , .... Dhanka Kale Ka tirsan Culimada Sida Weeyn Looga Sharfo Loogana Qadariyo Geyga Somalida Dagto , Qiimo Gaarne Ku leh Shucuubta Somalida dhexdooda

Magaceyga ....Waa Dagan ..Abdullaahi ..Du`aale Waxaan Ahay Inan Jabuutiyaan Ah Ku dhalatay Kuna Soo barbaartay isla Wadanka Jabuuti
Waxaan Wataa Maanta Codsi iyo Fariin Aan doonayo in la iiga gaarsiiyo Sh.Husein Ali Jabuuti , Fariinteyda Waxeey La Xariirtaa guur.
Sh.Husein Allah Ku Xafido Marka Hore Marka Labaad Waxaan Kaa Codsnaayaa Inaad Dar ilaaheey ii guursatid Oo Aan Ka mid Noqdo Xaasaskaaga , Jawaab ayaan Kaa sugayaa.
Rasuulka C.S.W Waxaa Uu lahaa Sagaal Xaas Marka Shiikha Waxaan ka Rabaa in Uu iga mid dhigto Xaasaskiisa Uu Hadda Qabo .💗
Aniga Waxaan ahay Gabadh Muslimad ah Adduunka Dhan Nacday Aakhiro Raadis ah Shiikha Inbadan ayaan Ka Dhageeystay isaga oo ka Waramayo Aakhirada Aad baan Ugu Duceeystaa inaan Maalin un ka Mid Noqdo Xasaksiisa Xalaasha ah Adinkane iga gaarsiiya
Xaqiiqdii Qalbiga ayaa i qabooba Oo Waan Ku Dagaa Markaan Daarto Muxaadarooyiinka Shiikhena Sh.Husein Ali jabuuti Allah Dhowro Meel Walba uu Joogo.
Waxaan Allah hortiisa marqaati gashaan in Dhab iga tahay Arrintaan aysane iga aheeyn isku Shaac bixi halagu sheeg shesgo Ee Fadlan Walala Qoralkeygan Adiga oo aan Ka bixin Dad badan gaarsii si shiikha dag dag iigu soo Jawabo .✍
Waa Walaashiin Dagan Abdullahi Du`aale Oo idinka Rajeeyneysa inaad fariinteyda Qaadaan Shiikhane Dag dag iigu soo Jawaabo Jzakllah.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post