Mar kale oday waayeel ah oo la aqalgaly gabar aad u yar

 


Jaamac Cali Ismacil iyo Faadumo Ducaale Cawad oo ku aqal galay magaalada Ceerigaabo.
Sida ka muuqata sawirka waxaad ka dareemaysaa odayga inuusan ka yaran toddobaatan sano gabadhahana waxay u eg tahay inaysan ka weynayn 16 sano.



Odayga wuxuu rabaa inuu soo xusuusto waaya waayo maxaayeelay raaxada ilmaha yar ayuu rabaa inkastoo uu heli karay naag garoob oo da' ahaan afartan jir ah oo raaxada la wadi karto laakin odeyaasha qaar faan ayay u guursadaan ama lacag ayay haystaan cida gabadha dhashay lacagta ayay ku raacaan odayga. 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post