Mararka qaar geedaha waxy u ekaadaan xubnaha dadka ama xayawaanada qaar, marka aad gesho duurka waxaad arkaysaa geedo kala duwan oo leh qaabab kala yaab badan geed naago qaawan u eg ama naaso ama gus aba futo. labadan geed hada waxay u eg yihiin xubinta raga iyo dabada .