Daawo garoob guurdoon dhab ah USA ku nool 7 caruur leh

 

 


 “Waxaan heystaa 7 caruur Ah. Waxaan doonayaa Nin u dhaxeeya Da’da 25 ilaa 30 oo aan halkaan keeno Mareykanka. Lakin shardi inuusan ninka horay usoo guursan. Caruurtana ila haayo. Qofkii diyaar ah hala ila soo xariiro”- Haweeneydan Somaliyed oo joogta USA 🇺🇸.

 


 

Soomaalida ku nool qurbaha siiba dumarka aad ayay u dhiban yihiin, ragii iyo iyaga ayaa heshiin waayay, dumarka qaar waxay wataan caruur badan oo kala aabbe ah, taasna waxaa keena inta badan sabar la'aanta, ninka iyo naagta oo aan daacad isu ahayn, marka qurbo la joogo waxaa loo baahan yahay in lays walaalsado, laakin waxaad arkaysaa in arinta sidaa ay ka daran tahay soomaalida waxaa la sheegay iny yihiin dadka qurbaha ugu furriinka badan.
Maanta haweynydan oo raadinaysa nin guurdoon ah oo caruurta la ahynaya xataa haddii ay nin hesho daacad uma noqonayo maxaayeelay dumarka ilmaha leh raga badankooda uma adkaysan karaa mararka qaar kii dhilay caruurta ayaan adkaysi laga heli karin maxaad u malaynaysaa ninka doolka ah oo ilmaha aan aabbe u ahayn.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post