Carabta maxay ku naceen sen. Ilhaan Cumar


Carabta aad bay u neceb yihiin Ilahaan cumar halkaan ayaad ka ogaanaysaa sababta keentay inay nacaan.



Ihan omar waa siyaasiyad soomaaliyeed oo maraykan ah hadda, waxay ka tahay xildhibaan.

Ilahaan oo ka tirsan xisbiga dimuqraadiga dalka maraykanka, waxay ka mid tahay dumarka si xoog ugu soo horjeeda madaxweynihii hore doland trump.

Ilhaan oo u muuqata qof siyaasadda meel heer sare ka gaartay haddana xagga qoyska ayaa qalalaaso kasoo gashay ninkeedi hore ee soomaaliga ahaa ayay kala tageen waxay guursatay nin cadaan ah.

Qorayaasha carbeed aad bay u caayan ilhaan cumar siiba kuwa khaliijka kasoo jeedo waayo waxay aad u dhaleecaysaa dowladda sacuudiga.

Haddaba aragtida aad ka aaminsan tahay ilhaan cumar halkaan noogu dhaaf. 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post