Sagaal mataano ah ayay dhashay hal mar

 


Xaliima Ciise iyo Cabdulqaadir Arby oo ah lammaane u dhashay waddan ka Mali, ayaa u dabbaaldegaya sannad guuradii kowaad ee 9 kooda mataanood. Waa 4 wiil iyo 5 Gabdhood, Eebbe ha barakeeyo. Amarka Illaahay, halkaas mar baaba ka badan.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post