Naag sagaal wiil dhashay oo leh joojin maayo ilaa gabar aan ka dhalo

 Caruurta waa arsaaq Alle biyo qofba waxaa la siiyaa wixii loo qoray, qof waxaad arkaysaa gabdho iyo wiilal ayaa la siinayaa qofna wiilal kaliya qofna gabdho qofna wax lama siinayo.


Dumarka gabdhaha dhalo waxaa la sheegay inay aad u dareemaan fikir marka lagu dhaho adiga gabar kaliya ayaad dhalaysaa, ragana wiilasha ayay jecel yihiin , naagaha qaar waxaa loo furaa dhalmada gabdhaha awgeed, haddii ay sedex gabar isku xijiso ninka waxaa la dhahaa naagtan iska fur naag wiil kuu dhalayso raadso.

Waxaa kaloo aad arkaysaa naag wiilala kaliya dhalyso sida naagtan oo kale iyadana waxay raadinaysaa gabar say ku dhali lahayd.

waxaa laga rabaa qofka inuu ku qanco wixii Alle siiyay.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post