Bikrada aan dhiiga lahayn maxay tahay

 Gabdhaha qaar habeenka aqalgalka marka la wasayo dhiig kama yimaado, rag badan ayaa markaas dumarka ka shakiya oo u maleeya gabdha in horay loosoo wasi jiray,


sheekada sidaas ma aha haku dagdagin gabadha waxaa jira nooc bikaarada ka mid ah oo balaastiik ah oo aan guska lagu dilaacin karin ama lagu jabin karin naagta noocaas ah waxay bigrajabtaa marka ay dhahso oo siilkeeda ilmo kasoo baxaan.

siilka inta aysan dhalin ninka guska caadi ayuu ugu gali karaa asoon bikrajabinin.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post