Beeraha soomaaliya iyo balada dadka haysata

 Somaaliya waa dal aad u barwaaqo badan laakinse aan haysanin dad maamuli kara dalkaas.

shacabka soomaaliyed iyagaa isku mashqulsan oo aan rabin inay dalkooda wax ka qabtaan.

 




Markaad eegto qudaarta iyo cuntada taalla dalka soomaaliyeed kuma arkaysid dunida meel ay taallo qudaarta noocaas oo kale ah.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post