Vladimir Putin Afrika muxuu ka aaminsan yahay


Vladimir Putin wuxuu yiri “Afrika waa Qubuuraha Afrikaanka”

Marka uu qof Afrikaan ah Tanaad noqdo, waxaa uu Akoon Bangi ka furtaa Switzerland, caafimaad Faransiiska ayuu u raadsadaa, maalgashi Germany ayuu ku sameysanayaa.
Dubai ayuu wax ka iibsanayaa.
Dubai ayuu wax ka iibsanayaa.Waxa uu cunayaa Cuntooyinka China, Waxaa uu ku cibaadeysanayaa Maka ama Roma.
Carrurtiisa waxaa ay wax ku baranayaan Europe, isagana waxaa uu u dalxiis ku tagayaa Canada, Mareykanka, Europe.
Marka uu dhinto waxaa lagu aasayaa dalkiisa Afrika, sidee Qubuuro loo horumarin karaa ayuu is weydiiyay?.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post