Gabdhaha somaliyed raga ajnabiga maxay ku jeclaadeen





Sida muuqata waxaa soo batay guurka naagaha soomaaliyeed ay guursadaan raga cadaanka ah.
waxay u badan tahay inay ku raaceen af macaanida ay leeyihiin raga ajnabiga, sidoo kale jacaylka kulul, nimanka soomaaliyeed way ku yar yihiin rag af macaan leh.
sidoo kale ninka anjabiga naagta si fiican ayuu ugu raaxeeyaa waayo gabadha kama xishooto, laakin ninka soomaaliyeed way ka xishootaa way ka qarisaa dareenkeeda wasmo iyo kacsiba.
sidaa awgeed ninka shisheeyaha ayay ka helaan hablaha soomaaliyeed.

Dumarka soomaaliyeed maxay uga helaan ninka cadaanka.
waxay u badan tahay arrintan oo ah in ninka cadaan ka romantik badan yahay ninka soomaaliga sidaas ayay aaminsan yhiin
qaar dumarka waxay u guursadaan ninka cadaanka inay dhalaan ilmo cad cad waayo quruxda ayay ka aaminsan yihiin inay tahay cadaanta



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post