HomeRaaxada galmada Naagaha hadalkay ka helaan Saturday, November 30, 2019 0 laso soco naag waxay ka heshaan amaan iyo sheeko iyada quruxdeeda lagaga hadlayo.siiba kabdhaha aad ayay uga helaan shookooyinka iyaga lagu amaanayo.waxay ugu neceb tahay marka naag kale agteeda lagu amaano.hadday maqasho naag kale la amaanyo aad bay dhibsanaysaa xitaa hadday tahay walaasheeda. Tags: Raaxada galmada Facebook Twitter