Dumarka iyo raga marka ay iska helaan waxaa jacaylka kordhinaya.
labada qof daacadnimada ay iskula dhaqmaan.
haddii ninka uu yahay nin daacad ah gabadha si daran ayay u jeclaanaysaa isdoo kale haddii ay naagta tahay naag daacad ah ninka si xad dhaaf ayuu u jeclaanayaa,.
jacaylka waxaa burburiya galmada xaaraanta dhex marta ninka iyo naagta aan is qabin
Hadalka macaan isagana jacaylka ayuu kordhiyaa amaanta dumarkasiiba marka aad amaanayso qurxada dumarka jirka timaha jooga dhamaan waxay kaalin ka qaadanayaan jacaylka inuu siyaado.
Dumarka qaar waxay ka helaan marka la wasayo in hadalo macaan lagu dhaho wasmada hadalka macaan wadato way ka macdahay wasmada shibta ah