Homeglobal pictures Gabar soomaali rati saaran Wednesday, July 31, 2019 0 Gabar rati ku fuushay dalka masar waa gabar soomaaliyeed oo tagtay ahraamaadka masar ee ku yaalla magaalada Qaahira. dumarka soomaaliyeed way buurbuuran yihiin way ku adag tahay rati inay fuulaan, naagaha soomaaliyeed hore reer baadiyaha ahaa caato ayay ahaayeen. Tags: global pictures Facebook Twitter