Marka aad aragto dadka ku nool qurbaha sida ay u jecel yihiin dalkooda waxaad la yaabaysaa dadka ku nool dalka iyagana sida ay u jecel yihiin dibadda tolow yaa qaldan kii dalka joogay wuxuu leeyahay kan dibada jooga wuu raaxaystay kii dibadda joogay wuxuu leeyahay kan dalka joogo ayaa kaa fiican wuxuu ku nool yahay raaxo wuxuu haystaa cunto fareesh ah
Are you ready for marriage?
ReplyDelete