Homevideo Jaamac jiir oo si kulul u weeraray saxafiyiin soomaaliyeed Saturday, December 03, 2016 0 Daawo jaamac jiir oo si ka baxsan bili'aadminimada u caayaaya suxufiyiinta kala ah muniir axmed cigaal iyo cali mahdi jibriil isagoo aanay waxba ka dhaxayn waxaanu ku caayayaa nimankaa maxaa madaxweynaha u dhaliilaysaan wax uga sheegaysaan dawlada wax uga sheegaysaan kibirkaa uu sida foosha xun ugu caayayna waa ta keentay inay iyaguna tii dhaqaaqdaba jebiyaan oo dhulka la dhacaan abaalkiisaana sidaa ahaa in kastoo hadana dawladu u xidhay muniir iyo caliba arintaa hadana raga xadhiga waa loo sameeyay lkn jaamac jiir edebtey bareen oo waxaan u malaynayaa inaanuu Qof dambe kibir ku caayi doonin iyaguna goortay noqoraba wa iska soo bixi. Tags: video warar Facebook Twitter