Wiilasha ku nool qurbaha oo soomaali ah iyo hablaheena

Yaa waalan wiilasha iyo gabdhaha, runtii naagaha soomaaliyeed iyo raggooda aad bay isugu lunsan yihiin waxaad arkaysaa wiil ku leh waxaan rabaa gabar sidan ah oo noocan ah, sidoo kale waxaad arkaysaa gabar ku leh waxaan doonayaa wiil noocaas ah ah waa dadka yurub ku nool ayay u badan tahay dhibaatadaaas guurdoon ayay u badan yihiin waayo lacagta cayrta ayaa jeebka u soo gashay












Post a Comment (0)
Previous Post Next Post