Shaaha caddeyska iyo bigeeska yaa nafaqo leh


Soomaalida aad bay uga helaan shaaha caddeyska waayo waa dad leh dal xoolo badan Ilaahay ku mannaystay, shaaha waxaa loo qybshaa ranji ama bagees iyo shaah caddeys hadaba waxaad ogaataa soomaalida inay tahay ummad xadaarad leh oo saamyn weyn ku yeelatay bulshooyin badan.

haweenka ayaa la sheegaa inay aad u cabbaan shaaha caddeyska taas oo si fiican loo og yahay.
teeda kale marka shaaha uu yahay bigees waa caadi laakin marka caano lagu daro nafaqo ayuu yeelanayaa.








Post a Comment (0)
Previous Post Next Post