Haweenka qaar si fiican bay u garanayaan sida ay u labistaan sidoo kale qaadashada muraayadaha, haweenka soomaaliyeed uma badna inay qaataan muraayad ama ookiyaale laakin way jiraan kuwa ha helo, qurux buu u keenaa gabdhaha qaar.
Our website uses cookies to improve your experience. Learn more
Ok