Siyaad barre iyo madaxweynaha hore ee dalka imaaraadka carabta

Siyaad barre iyo madaxweynaha hore ee dalka imaaraadka carabtaSawirkan oo qadiin ah waxaa isla fadhiya madaxweynaha hore ee soomaaliya maxamed siyaad barre iyo madaxweynihii hore ee dalka imaaraadka shekh saayid bin suldaan aalinahyaan, sida la ogyahay imaaraad waxay ku lahaayeen dalka soomaaliya beero aseendo ah gaar ahaan degmada Afgooye.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post