Jaadka oo la sheegayo in baaburo lagu keenayo




Jaadka muqdisho 4 doolar waaye kulahaa kiilada oo baabuur ayaa lagu keenay , waaa nasiib daro iyadoo lagu dhawaaqay in lajoojiyay qaadki hadana magaalada uu yaaalo oo garoomada qaar uu kasoo degaayo sida laascanood iyo gaalkacyo, dowlada somaaliya kama heysato wax ixtiraam ah maamulada dalka ka jira maamul walbane waxuu ku dhawaaqay in khaadka ama jaadka garoonka uu ka arimiyo uu kasoo degi doono,marka arintu soo uma eka reer muqdisho sicir barar dhanka jaadka ah halagu rido maadaama aysan jirin awood dowladeed oo xakamey karta jaadka



Maxamed Ibrahin Maxamuud Qeys Inad ixtiraam leedahy waa lama huraan si wngsn na isu soo sax waxd ka hdleyso inaad taqaan waa kuu muhiim mudne ee ilaali xuquuqda oraaah da iyo pictures ka dadoow wax waad sheegty palse gudbintaa kaa qaldan okay in lgu dhaho isa sax waa kuu Dan 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post