Meelaha timaha lagu jaro caadi ahaan waxaa jogaa rag iyaga ayaa timaha dadka ka jara, ma aha timo jarida shaqo ay naagaha lug ku leeyihiin, laakin naagtan dadka oo dhan ayay ka yaabisay waxay furatay baarbiyeeri waxaa taga raga raba in timaha loo jaro, dalka sudan ayay u muuqataa meesha ay joogto naagtana waxay u egtahay naad sudan u dhalatay.