Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd

Farmaajo oo ka mid ah dadka musharaxiita sanadkan 2016 wuxuu rabaa inuu ka noqdo soomaali madaxweyne, marka adiga codkaaga yaad siin lahayd, sidoo kale madaxweynaha soomaali maxaa la rabaa inuu noqdo, taas ma inoo msheegi kartaa, waxaan kaa rabnaa inaad noo soo qorto ra'yigaaga aad ka aaminsan tahay dad musharaxiinta cusub sida farmaajo oo kale iyo kuwa kale aad taqaano, xitaa naagta isasoo sharaxday markii ugu horraysa taariikhda soomaali faadumo dayib, soo qor hadalaaka comment ahaan.



naagta farmaajofarmaaji iyo caruurtiisa

hablaha dheer buuranninka farmaajo la yiraahdo


luusi aaminoshankaroon naagta la dhaho
qaniin faruuraha

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post