Cilaanka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha naagaha qurxiya, cilaanka waxaa la saartaa munaasabooyinka sida ciida arooska xafladda, aduunka oo dhan waa laga saartaa in yar dumarka qaar mooyee, waana mid qurux dumarka u yeela, halkan waxaan kaaga soo bandhigi doonna cilaanka qaababka loo saarto cilaansaarka wuxuu yahay iyo qaababkaaadka u qurux badan, cilaanka gacmaha iyo lugaha, dalalka qaarkooda xitaa waxaa la saaraa jirka gudaha hoose, haweenkana aad bay uga helaan cilaanka, siiba kuwa raga isu qurxiyo, cilaanka naagta quruxdeeda ayuu soo saaraa, dumarka carabta iyo hindida aad bay u saartaan, naagaha yurub uma badna iyo haweenka ku nool dalalka carabta oo dhaqanka yurub qaatay, laakin kuwa bariga ku nool aad bay cilaanka u qurxiyaan siiba naagaha hindi.
cilaan waa wax dumarka qurux u yeeli kara oo naagaha ka dhigi kara kuwa jirkooda soo jiidasho leh
dumarka cilaanka jecel
cilaansaarka arooska
dumarka hiniya ku nool
ma rabtaa cilaan qurux badan inaad saarato oo ninkaaga aad ku soo jiidanayso ?
haddaba baro qaababka loo saarto
cilaanka ninkaaga ka helo, waxaa la helaa qalab lagu saaro cilaankaoo
toos u sameeya qabab qurux badan naqshado aad ka heli doonto.