Naagaha soomaaliya iyo boolisnimada sawirro

Naago badan ayaa boolis laga dhigay tolow shaqada booliska naagaha maka soo bixi karaan? waa laga yaabaa inay ka soo baxaan shaqada dadka la baarayo, waayo dumar boolis ayaa loo baahna yahay naagaha baaraya, laakin boolis oo cayrsanaya tuugada iyo dambiileyaasha lama dhihi karo waa shaqo naag ka soo bixi karto, haween badan soomaali ah ayaa hadda boolis laga dhigay oo la siiyay tababaro, isku eeg dabeecada dumarka iyo dabciga booliska iska keenayaan, siiba haweenka somaliyeed aad bay u daciifsan yihin sida dad badan ay sheegeen


dumar boolis laga dhigay











naagaha boolis tababar ku jiranaagta somali labis askari xiran


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post